Bacda taala xeebta hareereheeda waxaan rabnaa in aan uruurino kadibna lagubo meel ka baxsan magaalada oo aan ugu talagalnay
xeebta hadii wasaqda laga daadiyo waxaa cunaaya noolaha ku nool bada waxeeyna sababi kartaa in uu dhinto
xawayaaka ku nool badda
Qashinka oo laga qaado mgaaalada oo la geeyo banaanka waxey sababi kartaa in dabeeysho qaado bacdi kadibna ay ku dhagto dhirtii taasoo sababeysa in in uu geedkii uu waayo hawadii uu neefsanaayay waxaana geedkii ku dhacaayo in uu dhinto taaso sababeysa xaaluf ay ku dhacddo dhirtii aagaas ku nooleeyd
SIEDO organizations waxey mar walba u taagantahay samatabixinta deegaanka iyo ka hortaga dhibaatadda dabiiciga ah oo ay sababeyso bacdda
SIEDO organisation waxeey ku baaqeysaa in gabi ahaanba dalka laga joojiyo bacda taasow keeni karta wasaq iyo xaaluf iyo cuduro
by Abdalla Ashraf filed SIEDO organization
waa Abdalla Ashraf oo ka warbixinaayo wax qabdka SIEDO organization