Nadaafada xeebta Gobolka Banaadir iyo mareeynta qashinka

Bacda  taala xeebta hareereheeda waxaan rabnaa in aan uruurino kadibna lagubo meel ka baxsan magaalada oo aan ugu talagalnay

xeebta hadii wasaqda laga daadiyo  waxaa cunaaya noolaha ku nool bada waxeeyna sababi kartaa in uu dhinto

xawayaaka ku nool badda

Qashinka oo laga qaado mgaaalada oo la geeyo banaanka waxey sababi kartaa in dabeeysho qaado bacdi kadibna ay ku dhagto dhirtii taasoo sababeysa in in uu  geedkii uu waayo hawadii uu neefsanaayay waxaana geedkii ku dhacaayo in uu dhinto taaso sababeysa xaaluf ay ku dhacddo dhirtii aagaas ku nooleeyd

SIEDO organizations waxey mar walba u taagantahay samatabixinta deegaanka iyo ka hortaga dhibaatadda dabiiciga ah oo ay sababeyso bacdda

SIEDO organisation waxeey ku baaqeysaa in gabi ahaanba dalka laga joojiyo bacda taasow keeni karta wasaq iyo xaaluf iyo cuduro

by Abdalla Ashraf        filed SIEDO organization

 

waa Abdalla Ashraf oo ka warbixinaayo wax qabdka SIEDO organization

Share:

Facebook
Twitter
Pinterest
LinkedIn
Scroll to Top